Markab si sharci daro ah uga Kalluumeysanayey xeebaha Puntland oo la qabtay (Sawirro)

Ciidamada badda Maamulka Puntland ayaa gacanta markab si sharci daro ah uga kaluumeysanayay biyaha Soomaaliya sidda ay sheegeen Masuuliyiinta ciidanka maamulka. Ciidanka Puntland ayaa sheegay in Markabkaan ay kasoo qabteen xeebta degmada Qandala ee Puntland ka dib markii ay ka war heleen inuu halkaasi ka waday Jariif. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Badda Puntland ayaa warbaahinta … Continue reading Markab si sharci daro ah uga Kalluumeysanayey xeebaha Puntland oo la qabtay (Sawirro)